sidee loo noqdaa Affiliate-ka The PLR Project ee Stan Store?

4 Min Read
Dashboard-ka Stan Store: Resell URL

👉 [RIIX HALKAN SI AAD U HESHO THE PLR PROJECT HADDA]

1. Buuxinta xogta kaarka

Si aad u iibsato koorsada, raac tilmaamahan si aad u buuxiso xogta lacag bixinta:

​Card Number: Geli 16-ka lambar ee ku qoran dhabarka hore ee kaarkaaga.

​Expiry Date: Geli bisha iyo sannadka uu kaarku dhacayo (tusaale: 05/28).

​Security Code (CVC): Waa 3-da lambar ee yar-yar ee ku yaalla dhabarka dambe ee kaarkaaga.
​Country: Dooro dalkaaga (sida Somalia).

​kadib riix “Unlock The PLR Project”.

​Maxaa xiga?
Isla markaad riixdo, nidaamku wuxuu kuu soo dirayaa fariin Gmail ah oo ay ku jiraan dhammaan agabkaagii iyo casharradii aad u baahnayd.

2. Hubi Gmail-kaaga

waxaad heli doontaa fariin Gmail ah oo u eg sawirka kore. Gmail-kan waa midka kuugu muhiimsan.

  • Waxa aad samaynayso: Hoos u deg ilaa dhamaadka Gmail-ka, waxaadna riixdaa halka ay ku qoran tahay “affiliate link here”.

3. Galitaanka ama Samaysashada Koontada

Markaad riixdo link-ga Gmail-ka ku jira, waxaa laguu gudbin doonaa bogga Stan Store.

  • Riix halka ay ku qoran tahay “Click here to get an Affiliate Account now”. Tani waa BILAASH mana u baahnid inaad lacag bixiso si aad affiliate u noqoto.

4. Buuxi Xogtaada

buuxi magacaaga, Gmail-kaaga, iyo lambarkaaga telefoonka, ka dibna riix “Start Reselling”. Xusuusnow, adeeggan laguma dallacayo wax lacag ah.


5. Helitaanka Link-gaaga Gaarka ah

Hadda waxaad ku dhex jirtaa Affiliate Dashboard-kaaga. Halkan waa halka ay lacagtu taal!

  • Qaybta “Resell URL”, waxaad ka heli doontaa link-gaaga gaarka ah (sida sawirka kore ku cad).
  • Riix calaamadda “Copy” si aad u qaadato link-ga, ka dibna u la wadaag dadka raba inay koorsada kaa iibsadaan. sidoo kale saaro accounadaaga social meduaha sida tiktok, instagram, faceook,iwm.

6. Sida loo galo Skool (Dugsiga Casharrada)

Markaad dhammaystirto iibsashada iyo samaysashada link-gaaga, waxaad u baahan tahay inaad gasho madasha Skool oo ah halka ay ku jiraan casharrada koorsada aad iibsatay iyo kooxda aad la shaqaynaysay. Haddii aadan Gmail-ka ka helin link-ga tooska ah, raac tallaabooyinkan:

  • Raadinta Google: Tag Google oo ku qor “Skool Login”. Guji natiijada ugu horreysa ee ah skool.com/login.
  • Geli Gmail-kaaga: Markaad tagto bogga Login-ka, geli isla Gmail-kii aad isticmaashay markaad iibsanaysay koorsada.
  • Xaqiijinta Code-ka (Security): Amniga dartiis, Skool waxay isla markiiba Gmail-kaaga ugu soo dirayaan Code 4-lambar ah.
    • Ha ka bixin bogga Skool, ee fur Gmail-kaaga, soo koobi code-ka, ka dibna ku qor meesha loogu talagalay.
  • Sugitaanka Aqbalaadda (Approval): Markaad code-ka geliso, waxaad arki doontaa magaca kooxda The PLR Project. Haddii ay kuu muuqato “Pending” ama “Waiting for approval”, ha walwalin!
    • Maamulka (Admins) ayaa hubinaya in lacag bixintaadu sax tahay, waxaana laguugu soo darayaa gudaha muddo kooban (caadiyan saacado gudahood).
  • Dhammaystirka! Marka lagu aqbalo, waxaad heli doontaa fariin Gmail ah oo leh “the PLR project membership approved!”. kadib markaad gudaha u gasho gmailkas ku dhufo “VIEW GROUP” Hadda waxaad si xor ah u daawan kartaa casharrada, adigoo isticmaalaya App-ka ama Computer-ka.

Xusuusin Muhiim ah: Mar kasta oo aad galayso Skool, nidaamku waa mid aad u ammaan badan oo xogtaada ilaalinaya. Uma baahnid inaad xasuusato password adag, kaliya Gmail-kaaga ayaa fure kuu ah.🤔

Su’aalaha Inta Badan La Is-Weydiiyo Affiliate-ka The PLR Project(FAQ)

  • Ma khasab baa inaan bixiyo lacagta billaha ah ee Stan Store? MAYA. Waxaad samaysan kartaa koonto Affiliate ah oo bilaash ah si aad u iibiso koorsadan adigoon wax lacag ah bixin.
  • Link-gan ma geli karaa meel kale? HAA. Link-gan waad qaadan kartaa, waxaadna ku dhejin kartaa meel kasta sida: Profile-kaaga Instagram-ka, TikTok, ama xitaa Website-kaaga gaarka ah.
  • Halkee ayaan ku arki karaa lacagta ii soo dhacday? Dashboard-kaaga Stan Store dhexdiisa, waxaad ku arki doontaa inta qof ee riixday link-gaaga (Clicks) iyo inta iib ee kuu hirgalay (Sales).

Share This Article
Leave a comment