Waa Maxay Digital Wealth Academy (DWA)?

3 Min Read

Digital Wealth Academy waa koorso dhameystiran oo loogu talagalay in lagu baro suuqgeynta dhijitaalka ah (Digital Marketing) iyo dhisidda sumad ganacsi oo guuleysata. Ma ahan kaliya koorso, laakiin waa nidaam kuu sahlaya inaad barato sidii aad badeecooyinka dhijitaalka ah u abuuri lahayd, u suuqgeyn lahad, isla markaana aad lacag uga dhalin lahayd.

Waxa ugu gaarka ah DWA waa inay kuu ogolaanayso inaad dib u iibiso koorsada adigoo helaya faa’iido dhan 85% Profit mar kasta oo aad qof ka iibiso.

Maxaad Faa’idaysaa Haddii Aad Iibsato Digital wealthy academy?

Markaad ku soo biirto DWA, ma helaysid kaliya muuqaalo aad daawato, balse waxaad helaysaa:

  • Faa’iido Sare: Waxaad helaysaa 85% oo faa’iido ah iib kasta oo aad samayso adigoo isticmaalaya linkigaaga.
  • Xirfad Shaqo: Waxaad baranaysaa xirfado qaali ah oo aad ugu adeegi karto shirkadaha ama aad ku dhisan karto ganacsigaaga.
  • Nidaam Diyaar Ah: Waxaad helaysaa nidaam dhisan oo aad isla markaaba bilaabi karto.
  • Bulsho Ku Caawisa: Waxaad helaysaa group-yo ay ku jiraan dad adiga kula mid ah oo is caawiya mar kasta.

Maxay Yihiin Casharada Ku Jira DWA?

Koorsadan waxay ka kooban tahay modules aad u badan oo si fudud loo sharaxay, kuwaas oo daboolaya:

  • Dhisidda Ganacsiga: Sida loo dhiso nidaam (Funnel) si toos ah lacagta kuugu soo xareeya (Automated System).
  • Suuqgeynta Baraha Bulshada: Sida looga faa’iideysto Instagram, TikTok, iyo Pinterest.
  • Email Marketing: Sida loola xiriiro macaamiisha loona qanciyo.
  • Abuurista Content-ka: Sida loo sameeyo muuqaalo iyo qoraalo dadka soo jiidasho u leh.
  • Abuurista Badeecado Dhijitaal ah: Sida aad adiguba u samaysan lahayd buugaag (E-books) ama koorsooyin aad adigu leedahay.

Sidee Ku Iibsan Kartaa? (Fursadaada Hadda Ka Faaiideyso)

Haddii aad diyaar u tahay inaad noloshaada wax ka bedesho oo aad bilowdo safarkaaga ganacsiga internet-ka, ha sugin berri. Waxaad koorsada ku heli kartaa adigoo gujinaya linkiga hoose oo ah linkigayga rasmiga ah:

👉 HALKAN RIIX SI AAD U IIBSATO KOORSADA DWA


Ma u baahan tahay caawimaad dheeraad ah?

Haddii aad qabto su’aalo ama aad u baahan tahay inaan si gaar ah kuu caawiyo inta aadan iibsan ka hor, fadlan si toos ah iigala soo xiriir WhatsApp:

💬 IGALA SOO XIRIIR WHATSAPP-KA HADA

Share This Article
Leave a comment